Macluumaadka lagala Xidhiidhayo
Nala Soo Xidhiidh
Haddii aad u baahan tahay caawimaad, ama aad jeceshahay inaad codsato turjubaan, tarjumaad, ama la hadasho qof ku hadla af Soomaali, fadlan soo wac 651-423-7825 oo ka tag fariin, ama u soo dir emayl LanguageServices@district196.org.
Ka warbixi maqnaanshaha
Kani waa foom cusub oo loogu talagalay
ka warbixinta maqnaanshaha ardayga.