Desktop Schools Popup

Select a School

Baro luuqadda ingiriiska

ABE waxay bixisaa barnaamijyo dadka waawayn si ay u wanaajiyaan waxqabadkooda si ay ugu hormaraan shaqooyinkooda, isu diyaarinta waxbarasho dheeraad ah, ama wanaajinta noloshooda maalmeed. Baro luuqadda ingiriiska, kasbo shahaadadaada Dugsiga Sare ama midda lagu magacaabo GED! Macalimiinteena daryeelka leh oo sabirka leh waxay kaa caawinayaan si aad u gaarto ujeedadaada. Nala soo xiriir wixii diiwaan galin iyo macluumaadka fasalka.

Bilaab sajilaad onlayn ah ee ABE oo waxaannu kulu qaban doonaa ballan si aad buuxiso sajilaadaada iyo imtixaanada meelaynta. Wixii macluumaad dheeri ah iimayl u dir abe@district196.com   ama wac 952-431-8316.

 

Cedar Valley Learning Center | CVLC
952-431-8316 
14420 Glenda Drive, Apple Valley, MN 55124
Dakota Valley Learning Center | DVLC
952-388-1980 
4679 144th Street W, Apple Valley, MN 55124