Desktop Schools Popup

Select a School

Imaanshaha

Ka warbixi maqnaanshaha
Kani waa foom cusub oo loogu talagalay
ka warbixinta maqnaanshaha ardayga.

Attendance Matters!

Ku caawi ilmahaaga inuu ka guulaysto ama horumar ka gaadho Iskuulada Dadweynaha ee Rosemount-Apple Valley-Eagan, guushaasina waa inay caado u noqoto ilmahaaga inuu yimaado iskuulka maalin kasta! Attendance Matters waa waxqabadka degmada, hawlgalkaa firfircoona waxaan ku hubinaynaa in ardaydayadu ay joogaan maalin kasta Iskuulka. Sida aan ognahay, guusha iskuulku waxay gacanta ugu jirtaa imaanshaha wanaagsan.

Dugsiga Hoose

First page of the PDF file: AttendanceMattersElementarySomali

Dugsiga Sare

First page of the PDF file: AttendanceMatterssecondarySomali
First page of the PDF file: AttendanceMattersbookmarks_finalSomali