Desktop Schools Popup

Text communication added as an opt-in choice for District 196 parents

District 196 has added text messaging to the list of ways we communicate with parents and guardians. The texts are delivered via SchoolMessenger, the mass notification service the district uses for phone calls and email messages. 

Now through, Friday, Feb. 21, the district is holding an opt-in campaign during which parents/guardians can elect to subscribe to district and school texts. Parents must opt-in to receive text messages by texting “Y” to 67587, and will receive a confirmation message stating that they are registered to receive SchoolMessenger notifications via text. If the sender does not receive a confirmation message or what appears to be an error message, it most likely means that short code texting is not enabled on their wireless plan.

To receive texts, parents must also make sure their cell phone number is included with their child’s contact information in the Infinite Campus student information system. Parents can check this and add the number, if needed, by using their Campus portal account or contacting the office at their child’s school.

All District 196 schools use the same short code to opt in, so parents only need to text Y to 67587 once to receive texts from the district and any school where they have a child enrolled. All text messages will begin by identifying which school is sending the message (e.g. “Msg from SCHOOL ABBREVIATION”).

The district will send texts if school is cancelled or delayed due to weather, or in the event of an emergency. Schools will send texts to remind parents of things like conferences, school events or days when there is no school. 

Standard message and data rates may apply. Users can subscribe or unsubscribe any time. To unsubscribe, simply text STOP to 67587, or HELP to request assistance.

###

   Nos complace compartir con ustedes que a partir del viernes 21 de febrero, la opción de enviar mensajes de texto, será una opción más para comunicarnos con las  familias del Distrito 196. Los mensajes de texto se enviaran a través de “SchoolMessenger”, el mismo servicio de notificación masiva que el distrito utiliza para llamadas telefónicas y mensajes de correo electrónico.

   Actualmente estamos facilitando un período de subscripción voluntario. Durante este periodo, los padres o tutores que deseen recibir mensajes de texto,  pueden confirmar su subscripción enviando un mensaje de texto con la letra "Y" al 67587. Recibirá un mensaje de confirmación de vuelta que les indicará que están registrados para recibir notificaciones de SchoolMessenger a través de texto. Si usted no recibe un mensaje de confirmación o recibe un mensaje de error, lo más probable es que el código corto de texto no esté habilitado en su plan de telefonía móvil.

   Para recibir mensajes de texto, los padres/tutores deben asegurarse de que su número de  teléfono móvil está incluido en la información de contacto, visitando el sistema de información estudiantil de “Infinite Campus” o comunicándose con la oficina de la escuela.

   Luego del lanzamiento de esta opción el 21 de febrero, todos los números de teléfono móvil que no hayan optado estar incluidos, recibirán un mensaje de texto preguntándoles nuevamente si desean ser parte de esta opción. Ustedes simplemente pueden ignorar el mensaje si deciden no recibir mensajes de texto.

   Todas las escuelas del Distrito 196 utilizan el mismo código para la inscripción, así tienen que enviar un mensaje de texto con la letra "Y" al 67587 solamente una vez por número telefónico para recibir textos del distrito y sus escuelas. Todos los mensajes de texto comenzarán identificando qué escuela está enviando el mensaje (por ejemplo, "Msg de; LAS INICIALES DE ESCUELA/NOMBRE DE ESCUELA").

   Se enviarán textos en ocasiones en que las clases sean canceladas o retrasadas debido al clima o en caso de una emergencia. Las escuelas además, pueden enviar periódicamente textos para recordar a los padres cosas como conferencias, eventos escolares o días en que no hay escuela.

   Existe la posibilidad de que su plan de teléfono aplique tarifas estándar de mensajes y data. Para cancelar la suscripción en cualquier momento, simplemente envíe un mensaje de texto con la palabra  “STOP” al 67587, o la palabra “HELP” para solicitar ayuda. 

 

###
 

Waxaa farxad weyn noo ah inaad idin la wadaagno, in laga bilaabo Jimcaha Febraayo 21 ka ay tahay, in Gudoonka 196, (District 196) ay ku darayso taaxsi liiska hababka aan ku la xiriirno qoysaska. Fariimaha taaxsiga ah waxaa la gudbiyaa iyadoo la adeegsanayo aaladaha (SchoolMessenger), adeegyada ogaysiinta balaaran ee gudoonku u isticmaalo wicitaanada telefoonka iyo fariimaha emaylka.

Iminka waxaan ku hawlanahay, qabanqaabinta muddo ay waalidkii/weligii rabaa in loo soo fariimo taaxsi ah oo is qori karo isagoo u diraya taaxsi xarafka “Y’ ah 67587, ka dibna waxaa u heli waalidkaasi fariin xaqiijin ah oo sheegaysa in loo diiwaan-geliyey inay helaan ogaysiinaha (SchoolMessenger), iyadoo taaxsi ah. Hadii aadan helin fariin xaqiijinaysa isqorid ama aad hesho wax u eg fariin khalad ah, kolkaa waxa ay u badan tahay in taa macnaheedu yahay in taaxsiyada gaab-gaaban aan lagu diri karin telefoonkaaga.

Si ay u u helaan taaxsi, waalidka/weligu waa khasab inay sidoo kale hubiyaan in telefoonkooda gacantu la geliyo akhbaarta la soo xiriirka ilmahooda habka akhbaarta ardayda ee (Infinite Campus). waalidku/weligu waa ay eegi karaan tan, waana ay ku dari karaan lambarka hadii loo baahdo igadoo isticmaalaya xisaabtooda albaabka (Campus) ama waxa ay la soo xiriiri karaan xafiiska iskuulka ilmahooda.

Ka dib bilaabida hawshan Feb. 21 keeda, dhamaan telefoonada gacanta ee jaa kolkaa aan is-qorin waxa ay heli doonaan hal fariin oo taaxsi ah oo waydiinaysa waalidiinta inay jeclaan lahaayeen inay is-qoraan. Waalidku waa ay iska dhaga tiri karaan fariintaa hadii ay doortaan inaan loo soo dirin fariimo taaxsi ah.

Dhamaan iskuulada Gudoonka 196 (District 196) waxa ay isticmaalaan hal kood si la isu qoro, si kolkaa waalidku uu ugu baahdo uun inuu u diro fariin taaxsi oo “Y” ah lambarka hal mar halkii telefoonba si uu uga helo taaxsi gudoonka iyo wixii iskuul ah ee ay ilmo ay u dhigtaan. Dhamaan fariimaha taaxsiyada oo dhan waxa ay ku bilaaban inay sheegaan iskuulka soo diraya fariinta (sida, “Msg from SCHOOL INITIALS/SCHOOL NAME”).

Gudoonku waxa uu soo diri doonaa fariimo taaxsi ah hadii iskuulka la baajinayo ama dib loo dhigayo waqtigiisa hawada oo xun awgeed, ama lacala hadii xaalad degdeg ahi timaado. Iskuulada waxaa dhici karta inay markii ayaan la joogaba ay u soo diraan fariin taaxsi ah waalidiinta si ay u xasuusiyaan waxyaabaha sida shirarka, dhacdooyinka iskuulka ama maalmo aan iskuul jirin.

Waxaa dhici karta in kharashka fariimaha caynkan oo kale ah la iska rabi karo in la bixiyo. Si aad u joogiso hawshan markii aad rabto, u dir fariin taaxsi ah oo ah STOP lambarka ah 67587 ama HELP si aad u codsato gargaar.