Desktop Schools Popup

Select a School

707.7.3P - Somali Request to Ride Buses for Intradistrict Transfer Students - Magnet Schools

707.7.3P - Somali Request to Ride Buses for Intradistrict Transfer Students - Magnet Schools

Adopted: February 2007
Revised: January 2010

 

707.7.3P Somali - Request to Ride Buses for Intradistrict Transfer Students - Magnet Schools

 

Waalidiinta ardayda dugsiga takhasuska ka dhigan doona Degmada 196 waa inay buuxiyaan foomkan si ay u helaan gaadiidka baska. Gaadiidka baska ayaa lagu geyn doonaa loogana soo qaadi doonaa goobta loo asteeyey ee dugsiga takhasuska.

Ardaydu waxa ay lahaan karaan hal goob oo loo istaago GELINKA HORE iyo/ama hal goob oo loo istaago GELINKA DAMBE. Haddii ardaygu ubaahdo gaadiid lagu geeyo ama looga soo qaado goob aanan ka ahayn kuwa hoos ku xusan, gaadiidku wuxuu noqon doonaa mas'uuliyadda waalidka. Ma jiro gaadiidka baska ee duhurki oo loogu talagalay carruurta nus-gelinka dhigata dugsiga xanaanada.

Fadlan sheeg haddii aad rabi doonto iyo haddii kaleba gaadiidka baska ee lagu geynayo iyo/ama looga soo qaadayo dugsiyada takhasuska ee hoos ku qoran. Sidoo kale, sheeg ciwaanka goobta soo qaadista GELINKA HORE iyo geynta GELINKA DAMBE ee ardaygaaga.

magaca ardayga (u qor qaabka magaca u dambeeya, kan koowaad, kan dhexe) Taariikhda dhalashada:

_____       _____       _____

Bil        Taariikh        Sano

Jinsiga

Lab        Dhedig

    Maya, ma adeegsan dooni gaadiidka baska.

    Haa, waxaan adeegsan doonaa gaadiidka baska in lagu geeyo iyo/ama looga soo qaado canugeyga dugsiga takhasuska ee ciwaanka(ciwaanada) goobaha soo socda:

Ciwaanka gelinka hore:                                                                                                                   

lambarka guriga/qolka guriga, ciwaanka wadada                                                       magaalada                           koodhka boostada

(Haddii kani uu yahay ciwaanka goob xanaano oo maalinti ah, fadlan sheeg magaca goobta xanaanada maalinti ah:)

                                                                                                                                                                                                                                       

Cinwaanka gelinka dambe:                                                                                                         

lambarka guriga/qolka guriga, ciwaanka wadada                                                       magaalada                           koodhka boostada

(Haddii kani uu yahay ciwaanka goob xanaano oo maalinti ah, fadlan sheeg magaca goobta xanaanada maalinti ah:)                                                                                                          

                                                                                                         

magaca waalidka/mas’uulka (u qor qaabka magaca u dambeeya, kan koowaad, kan dhexe)

Lambarka Taleefanka

(         )

Waalidka/Masuulka

 

 

magaalada

 

koodhka boostada

ciwaanka meesha uu dagan yahay ardayga (haddii uu ka duwan yahay midka waalidka/mas’uulka)

 

 

magaalada

 

koodhka boostada

 

dugsiga takhasuska ee uu dhiganayo

 

fasalka

ardaygu waxa uu adeegsan doonaa baska

n kaliya marka uu dugsiga u socdo

n kaliya marka uu dugsiga ka imaanayo

n labadaba

         

Waalid/mas’uul ka ahaan, waxaan aqbalayaa inaan bixiyo badbaadada canugeyga marka uu aadayo iyo uu ka imaanayo meesha uu istaago baska Degmada 196 marka uu sii raacayo iyo kadib marka uu kasoo dagayo baska.

_______________________________________                     ___________________________

Saxiixa Waalidka/Masuulka:                                                                         Taariikh