Adopted: December 1991
Revised: October 2015
Download 707.7.2P - Somali Request to Ride Existing Buses for Interdistrict Transfer Students
Haddii uu codsado waalidka, qofka mas’uulka ka ah ardayga ama arday qaangaar ah, arday beddel ah waxa uu raaci karaa baska dugsiyada Degmada 196 ilaa inta ay jiraan shuruudaha soo socda:
- Jiritaanka waddo bas oo toos loogu tago loogana soo laabto dugsiga la dhiganayo;
- Ardayga waa in laga qaadaa laguna dejiyaa meesha basku horay u istaagi jiray;
Haddii mid ka mid ah shuruudaha kor ku xusan ay wax iska beddelaan, oggolaanshaha lagu raaco baska dugsiga waa laga noqon karaa.
Taarikhda codsiga Taarikhda bilaabida Gaadiidka
magaca waalidka/mas’uulka (u qor qaabka magaca u dambeeya, kan koowaad, kan dhexe) |
lambarka taleefanka ( ) |
|||
ciwaanka waalidka/mas’uulka (deegaanka) |
magaalada |
koodhka boostada |
||
degmada ardaygu daganyahay |
magaalada |
lambarka degmada daganaha |
||
magaca ardayga (u qor qaabka magaca u dambeeya, kan koowaad, kan dhexe) taariikhda dhalashada
bisha taariikhda sanadka |
jinsiga Lab Dhedig
|
|||
ciwaanka meesha uu dagan yahay ardayga (haddii uu ka duwan yahay midka waalidka/mas’uulka) |
magaalada |
koodhka boostada |
||
dugsigii hore ee la dhigtay |
fasalka la dhigtay |
|||
dugsiga Degmada 196 ee la codsaday |
fasalka la dhiganayo |
|||
ardaygu waxa uu isticmaali doonaa baska: kaliya marka uu dugsiga u socdo kaliya marka uu dugsiga ka imaanayo labadaba
|
||||
goobta basku istaago (sheeg ciwaanka goobta aad rabtid ardayga in laga soo qaado ama lagu dajiyo) |
||||
Ka ahaan waalidka/mas’uulka, ama arday qaangaar ah, waxaan aqbalayaa in aan mas’uul ka ahay in aan bixiyo badbaadada canugeyga (ama teyda) xagga aaditaanka iyo ka imaanshaha meesha uu istaago baska Degmada 196 kahor raacitaanka iyo kadib kasoo degista baska. Xeerka Maamulka 707.2AR, qodobka 4, Tilmaamaha Kala Soocidda iyo Adeegyada ee Waddo-gudbidda Halista ah, ma khuseeyo u safridda iyo/ama kasoo safridda meesha loo qoondeeyey inuu basku istaago.
Heshiiskani waxa uu dhaqangal ahaan doonaa muddada dhan ee uu ardaygu dhiganayo iskuulka ayna jirto meesha basku istaago ee kor ku xusan.
axiixa waalidka/mas’uulka/ardayga qaangaarka ah taariikhda