Adopted: July 1979
Revised: September 2014
Download 707.5.2P - Somali Transportation for Students in Daycare or to an Alternate Address
WAALID/MAS'UUL: Foomkan waa in loo dhammaystiraa dhaq-dhaqaaq kasta oo loogu tagayo xannaano-maalmeedka ama beddelka goobta xannaano-maalmeedka ee ardayga dugsiga hoose ee deggan ama aan degganayn gudaha aagga imaanshaha dugsiga ee ardaygu hadda dhigto. (Ardayda dugsiga hoose ee aan degganayn waa inay horey u ansixiyeen Nidaamka 502.4.4P, Beddelaadda Ardayda: Xannaano-maalmeedka Ardayda Fasallada K-5, faylka degmada ee sanad-dugsiyeedka laga hadlayo.) Foomkaan sidoo kale waxaa loo isticmaali karaa ardayda fasallada 6-8 haddii aad codsato cinwaan kale oo ka tirsan aagga kaqeybgalka ee xuduudaha dugsiga.
Student
Magaca dambe magaca koowaad bilowga dhexe fasalka
Cinwaanka guriga
# iyo magaca wadada magaalada summadda boostada
Waalid(iin) ama Mas’uul(lo)
Magaca danbe magaca koowaad bilowga dhexe
Taleefanka guriga taleefanka shaqada taleefanka gacanta
Bixiyaha xannaano-maalmeedka
Magaca danbe magaca koowaad taleefanka xannaanada
Cinwaanka bixiyaha xannaano-maalmeedka
# iyo magaca wadada magaalada summadda boostada
Imaanshaha dugsiga Sannad-dugsiyeedka
Macluumaadka Gaadiidka: Taariikhda Bilowga:
Xannaano-maalmeed ama Cinwaan kale: Aan lahayn gaadiid: (goobo-geli) gaadiid xannaano, SACC, socod
Ku socda Dugsiga: ____M____T____W____TH____F Ku socda Dugsiga: ____M____T____W____TH____F
Ka socda Dugsiga:____M____T____W____TH____F Ka socda Dugsiga: ____M____T____W____TH____F
Guriga:
Ku socda dugsiga: ____M____T____W____TH____F
Ka socda dugsiga: ____M____T____W____TH____F
Waan fahansanahay inay tahay masuuliyadayda inaan ubadkeyga ka kaxeeyo guriga geeyana xanaano-maalmeedka ama cinwaanka kale iyo xanaano-maalmeedka ama cinwaanka kale oo aan geeyo guriga, iyo in dugisga degmada masuuliyadeeda tahay in canugeyga loo qaado oo laga soo qaado xarunta joogsiga baska loo qoondeeyey ee xannaano-maalmeedka ama cinwaanka kale.
Iskuulka / gaadiidka waa in lagu wargeliyaa wixii isbeddel ah ee ku dhaca macluumaadkan inta lagu jiro sannad-dugsiyeedka hadda socda. Macluumaadkan wuxuu ahaan doonaa mid shaqaynaya inta uu ardaygu dhiganayo dugsiga kor ku xusan ama ilaa macluumaadka uu waalidku ka beddelayo..
Saxeexa Waalidka/Mas’uulka taariikhda
Þ KU SOO CELI: Dugsiga hoose/dhexe ee ardayga
--------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
ADEEGSIGA XAFIISKA: Dugsiga helay___________ Nuqulka gaadiidka____________ Gaadiidka helay _____________