Adopted: March 1989
Revised: March 2024
Download 501.2.2P - Somali Request for Consideration for Early Entrance to Kindergarten
Waalidiinta ama masuuliyiinta Independent School District 196 waxay codsan karaan tixgelinta gelitaanka hore ee ubadkooda ee dugsiga barbaarinta haddii canugga uu jirsan doono shan sano Sibteembar 2 – Oktoobar 31.
Buuxi foomkan oo ku celi Agaasimaha Waxbarashada Dugsiga Hoose inta u dhaxaysa Janaayo 1 iyo May 31 ee sanadka aad rabto in canugaaga uu bilaabo dugsiga barbaarinta. Ku dar koobiga warqadda dhalashada ee canugga ama dukumiinti kale oo cadaynaya da’da iyo magaca sharciga ah iyo khidmad dhan $200 oo aan la celin karin*. Waalidka ama qofka mas’uulka ka ah canugga ayaa lala xiriiri doonaa si loo muddeeyo qiimeyn la samaynayo bisha Juun si loo qiimeeyo in canugga uu diyaar u yahay in uu dugsiga barbaarinta bilaabo hal sano ka hor. Canugu waa in uu keenaa ama ka sarreeyaa boqolkiiba 95aad ee qiimeynta cilmi-nafisga oo uu lahaadaa sifooyinka kale ee ku aadan u diyaarsanaanta dugsiga barbaarinta si loogu tixgeliyo gelitaan hore. *Deeqo waxbarasho oo ku salaysan baahida ayaa laga yaabaa in la helo.
Magaca canugga
Lab ama Dhedig Taariikhda Dhalashada
Magaca waalidka ama qofka masuulka ka ah
Taleefan lambarada
Ciwaanka
Magaalada ___________________________
Koodhka Boostada _________
Iimayl_________________________
Aagga soo xaadiritaanka ee dugsiga hoose ee Degmada 196
Si loo siiyo gelitaanka hore ee dugsiga barbaarinta, canugu waa in uu muujiyaa inuu si weyn uga sarreeyo celceliska awoodaha garaadka marka laga yimaado sifooyinka kale ee u diyaarsanaanta dugsiga barbaarinta. Fadlan sharrax sida canugaaga uu ku muujinayo awoodaha garaadka ee aadka u sarreeya marka la barbardhigo kuwa kale ee ay isku faca yihiin?
oKoobiga warqadda dhalashada ee canugayga ama dukumiinti kale oo cadaynaya da’da iyo magaca sharciga ah ayaa ku lifaaqan.
oKhidmadda qiimeynta $200 ee aan la celin karin (lagu bixin karo Independent School District 196) ayaa ku lifaaqan.
oWaxaan codsanayaa deeq waxbarasho oo baahi ku salaysan. Waxaan codsaday una qalmaa dheefaha waxbarashada. Fiiro gaar ah: La xiriir Waaxda Waxbarashada Dugsiga Hoose ama Adeegyada Nafaqada wixi su’aala ah ee ku saabsan sida loo codsado dheefaha waxbarashada
Waxaan u oggolaanayaa canugayga qiimeynta cilmi-nafsiga si loo go’aamiyo u diyaarsanaantiisa ama u diyaarsanaanteeda gelitaanka hore ee dugsiga barbaarinta.
X_______________________
Ku celi: |
Director of Elementary Education Independent School District 196 3455 153rd St. West Rosemount, MN 55068 |
Qeybtan waxaa isticmaalaya waaxda oo kaliya: oXaqiijinta taariikhda dhalashada:warqadda dhalashada okhidmadda $200 waa la helay oCodsiga(codsiyada) waa la helay |