Desktop Schools Popup

Select a School

Adiga ayaa Ka Tirsan Degmada 196!

Student at graduation

Ku soo dhowow Degmada 196! 

Ku soo dhowow Degmada 196, halkaas oo himiladeennu tahay inaan ardayda waxbarno si ay u gaaraan awooddooda buuxda!  Waxaan soo dhaweyneynaa, xushmeyneynaa oo ixtiraameynaa dhammaan ardayda iyo qoysaska Degmada 196  iyadoo la siinayo lana hubinayo isgaarsiin macno leh oo hufan dhammaan dhinacyada, barnaamijyada, fursadaha iyo adeegyada la xiriira waxbarashada carruurtooda ee luqaddooda ay doorbidayaan si loo hubiyo sinnaanta iyo helitaanka dhammaan qoysaska.

*Haddii aad tagto bog ku qoran af Ingiriis, waxaad si maanuwal ah ugu turjumi kartaa bogga luqadda aad doorbideyso adigoo gujinaya Select Language oo ku taal xagga sare ee websaydka.

Wax Ka Baro Barnaamijyadeena Waxbarashada